Got the Beat

Ka Wikipedia
Got the Beat
Nooca fankaK-pop
Sanadaha Shaqada2022–hada
CalaamadahaSM Entertainment
Falalka la xiriira
Xubnaha

Got the Beat (Kuuriya갓더비트; RRGatdeobiteu; GOT the beat) waa koox oo ay samaysay SM Entertainment sanadka 2022. Waa qeybta koowaad ee kooxda mashruuca Girls On Top, waxayna ka kooban tahay todoba xubnood: BoA, Taeyeon iyo Hyoyeon (Girls' Generation), Seulgi iyo Wendy (Red Velvet), Karina iyo Winter (Aespa).[1]

Tix[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "SM Entertainment launches new female supergroup Girls On Top".