Gu

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Gu (Carabi: الربيع, Ingiriis: Spring), waa mid ka mid ah Afarta xilli ee Sanadka, Waa xilli roobaad (Abriil, maajo iyo Juun). waxa uuna u dhaxeeyaa Xagaaga iyo Jiilaalka.

Afarta xili ee sanadka
  Dayr   Gu   Xagaa  
  Jiilaal