Gubadley: dagmada Gubadley waa dagmo cusub oo hoos timaata gobalka banaadir, waxa ayna ku taal dhanka waqooyiga ee gobalka banaadir
dagmada Gubadley waa dagmo cusub oo hoos timaata gobalka banaadir, waxa ayna ku taal dhanka waqooyiga ee gobalka banaadir. Dagmadu waxa ay ka koobantahay lix waaxood. Tirada dadka ku nool dagmadaani ma ahan mid cad laakin qoysaska dagmadu waxa ay ka badanyiniin 23,000 kun oo qoys qiyaastii. Gudomiyada dagmadaani Abdullahi nuur maxamuud waxa uu sheegay in gubadley tahay dagmo leh amni wanaagsan. Sababta dagmadaan loogu magacaabay dagmonimo waxaa kamida wada shaqeenta shacabka iyo dowlada, iyo ayagoo shacabka ku nool dagmadaasi ay dhiseen goobaha caafimaadka iyo suuqyada waa weyn. Dagmadu waxa ay caanku tahay ka ganacsiga Hilibka qeebahiisa kala duwan sida Hilibka lo,da, ariga, iyo kaluulka, waxaana ku yaala kawaanka ugu weyn gobalka banaadir, sidookle waxa ay caan ku tahay ka ganacsida agabka dhismayaasha.[Asho warsame 1]
- ↑ Gubadley
<ref> tags exist for a group named "Asho warsame", but no corresponding <references group="Asho warsame"/> tag was found