Gubta

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Gubta waa degmo ka tirsan degmooyinka gobalka Banaadir. Dagmada Gubta waxa ay dhacdaa Waqooyi galbeed ee Gobolka Banaadir waxeena Xuduud la lee dahay degmoyin ka kala ah Dayniile, Yaaqshiid, Wardhigley, Howlwadag iyo degmada Balcad ee G/sh dhaxe .

Dagmada waxa ay ka soo bilaa baataa wadada Jeneral Daauud waxayna ku egtahay Warshadaha Taraqa iyo sigaar ka oo degmada dayniile ee ku kala wareegan

Dagmada Gubta qiyaas ahaan waxay ku fadhisaa dhul 18KM 2. Waxaa ku nool Ku dhawaad 28,000 oo qof.

WAAX-YAHA AY DAGMADA Gubta KA KOOBANTAHAY: Waxay ka kooban tahay 4 waax-yood oo kala ah:

1. Ciise cabdi

2. Barwaaqo

3. Shiraaye

4. Isxijiwaaq.

Waxaa kala barto Barwaaqo iyo ciise Cabdi wadada Gubta ee ka soo baxdo isgooska Gubta ama xero jarmal sidaa u taqaaniin Waaxda Barwaaqo iyo Waaxda isxijiwaaq waxaa kala barto wadada kaaraha Waaxda Shiraaye iyo Waaxda ciise Cabdi iidana waxaa kala barto wadada kaaraha

Dagmada Gubta waxaa maro ilaa 4-wado oo Waa weyn oo ay midiiba tahay balaceda (20 mitir).

MIDA 1-AAD: Waxay ka baxdaa isgooska Sports ka waxee sii martaa Daarusalam waxee ku dhamataa wabiga

MIDA 2-AAD: Waxay Ka baxdaa isgooska ifka xalane waxee ku dhamataa wabiga

MIDA 3-AAD: Iyadana waxay ka baxdaa isgooska Gubta ama xero jarmal waxeena ku dhamataa wabiga

MIDA 4-AAD: Sidoo kale iyadana waxay ka baxdaa inveco waxee sii Mar taa Tiida waxeena ku dhamataa wabiga

XAALADAHA AY SOO MARTAY DAGMADA Gubta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dagmada Gubta waa DAGMADII 18 –AAD ee G/banaadir waana dagmo aad u facwayn, laakin soo martay marxalado kala duwan, Waxaana si toos ah degmo loogu aqoonsaday ama looga dhigay taariikhdu markay ahayd 12/8/2016

JAAMACADAHA DEGMADA KU YAAL[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Jaamacada Al marwaazi

Jaamacada Islaamiga

iSKUULAAD KA DEGMADA KU YAAL[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Dugsiga H/Dhaxe sare ee Alhudda
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Caalami
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo sare ee Al wuxda
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Al kheyr

Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Daarul iimaan

  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Al Najax
  • Dugsiga Hoose dhaxe iyo Sare ee Al wadan
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Taban taabo
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo sare ee iftiin
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Taajul culuum
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Royal
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Daarusalam
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Al islaam
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Anzal
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Muscab binu cumeyr
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee SYL
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Ubad kaal
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Sahal
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Somaliya
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Al Nasri
  • Dugsiga Hoose Dhaxe iyo Sare ee Ibnu Baaz

Iyo tira kale oo Intaas ka sii badan

Warshadaha ku yaal degmada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Warshadaha shaambada ifka xalane

Warshadaha farsamada hubka xerada jarmalka

Warshadaha ganleyda xaashi weheliye

Warshadaha saliid

Warshadaha buugaagta oo hada Xaruunta warshada biyaha caafi ee dagan tahay ku aali jirtay

Warshada birta warshadaha taraqa iyo sigaarka

warshada oomada Dalsan

Warshada biyaha musbaax

Warshadaha kartoonda Som Back

Warshadaha biyaha muqdisho

warshada Biyaha Dalsan

Warshadaha biyaha Banaadir

Warshada isbuunyada shaakir

Warshada Hilibika

Dhanka shirkadaha korontada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Blue Sky Becco Tawakal Muqdisho

Qaab dhismeedka maamulka degmada Gubta

Gudomiyaha degmada Gubta

Gudomiye kuxigenka Maamulka iyo Arimaha bulshada

Gudomiye kuxigenka Amniga iyo Siyaasada Xoghayaha degmada

Gudomiyaha ururka haweenka

Gudomiyaha dhalinyarada

Kaaliyaha Gudomiyaha

Afarta Gudoomiye waaxeed

Madaxa dhaqaalaha

Madaxa samafalka

Taliye yaasha ciidanka Booliiska, Nabad sugida iyo minishiibiyada

XARUUMAHA CAAFIMADKA DEGMADA[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Laba MCH oo ku kala yaalo Waaxda Barwaaqo iyo Ciise Cabdi MCH dhisma hiisa oo ka bilaaw day Waaxda Shiraaye iyo isbitaalo Waa weyn

Qoraal kaan wax Waa lagu kor dhin karaa Mahad sanidiin