Gudmo biyocas

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Gudmo biyacas
town
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/somaliland" does not exist.
Coordinates: 10°35′32″N 46°57′25″E / 10.59222°N 46.95694°E / 10.59222; 46.95694Coordinates: 10°35′32″N 46°57′25″E / 10.59222°N 46.95694°E / 10.59222; 46.95694
country somaliland  Somaliland
Region Sanaag

Degmada gudmo biyo cas waxa dega Bahsanbuur Biciide oo ah habarjecla waa degmo ku caan ah beeyada iyo xabagta waa degmo dhaqaaleheedu aad u badan yahay waxa kale oo ay caan ku tahay xaga Xoolaha Nool, beeraha,Macdanta,kaluunka, Beeyadda iyo wax soo saarka, dadkeedu wuxuu ku tiirsanyahay beeraha beeyada iyo xabagta iyo xoolaha nool. Waxa galbeed ka xiga degmada |Ceel afweyn [[Harti yimid]

Waxaa ka soo jeeda siyaasiyiin, aqoonyahan iyo dad magac ku leh somaliland, Waxa ka mid ah.

Abwaan shire axmed faarax (shire widhidhif)

Abwaan sh. Ismaaciil axmed barre oo ahaa gabyaa weyn oo darwiish ahaa.

Abwaan awcilmi ducaale

Abwaan jaamac camale yuusuf

Abwaan dhegawanle Abwaan Mirre Saleh

Abwaan jaamac axmed faarax ( jaamac cadde oo ah ninkii aas aasay magaalada gudmo ee meheradii u horaysey ka furtay.

Rag siyaasiyiin ah oo magac leh ayaa ka soo jeeda degmada waxana ka mid ah.

Muj.Jaamac Saalax axmed {Midhiq} oo ka tirsanaa golihii dhexe ee SNM iyo Asaasayaashii SDF. Ahaana badhasaabkii u horeeyey ee sanaag somaliland.

Muj. Maxamed yuusuf cartan oo ka mid ahaa 5tii nin ee u horeeyey SNM.

Rag kale oo SNM magac ku dhex lahaa faramaha dagaalka.

  • Muj. DR. Hilaac maxamud
  • Muj. Gadhle ciroobey
  • Muj. Muj. Xasan dheere
  • Muj. Binaate samaysane
  • Muj. Siciid saalax dibow
  • Muj. Awoowe jirdagale
  • MUJ. Saalax cabdi qoor ka fuul (Badhan).
  • Muj. Axmed Geele Xiddig
  • Muj. Muj cabdulahi masyar.

Sidoo kale siyaasiyiin ay ka mid yihiin

1.Cali axmed cali yufle Xildhiban golaha deganka cerigabo

2. Aniis saalax xaaji xasan Ahun.

3. Cabdulahi carrey Mareeyahii hore wakaalada beeyada.

4. Siciid saalax shire Mareeyahii hore madbacada qaranka.

5. Xil. cabdiraxman Yusuf cartan.

6. Prof. Yaasiin Xaaji Ducaale Afwayne.

7.Bashiir cumar Geele Xoghayaha biyaha xisbiga wadani.

Beesha Basanbuur habarjeclo

Beesha basanbuur waxay ka mid tahay beelweynta habarjeclo, muuse abokor, Biciide. Waxay u kala baxdaa

*waadhawr biciide 
*samatar biciide. Oo sii kala ah. **Samatar biciide oo kala ah.
      • Reer raage ***Bah adaraxmaan ***Bah muuse *Waadhawr biciide oo kala ah. **Bah cimraan **Bah muxumud **Bah awal. **Bah awal oo u sii kala baxda ***Cali axmed Xasan ***axmed Jibriil xasan, ****maxamed xasan, ****ibrahin xasan. Ibraahin xasan oo sii dhalay, *****Saalax ibraahin, *****Dhunkaal ibraahin *****Cigaal ibraahin *****Buraale ibraahin *****Maxamed ibraahin Kadib saalax ibraahin oo kala ah. ******Reer faarax, ******reer wacays, ******reer cali iyo qaar kale u sii farcama. Hadaba beesha bah sanbuur, waxay degtaaa badhtamaha degmada ceerigaabo, degmada gudmo biyocas, degmada xiis iyo degmada ceel afweyn, Beeshu waxay si xoogan u degtaa degmada ceerigaabo. Waxay leedahay ganacsiyo badan sida beeyada oo ah dakhliga koowaad ee degmada gudmo biyocas. Shirkadaha Asli Maydi frankincense company. Iyo Maydi frankincense (som gum trading) Waa labada shirkadood ee beeyada ka dhoofiya guud ahaan somaliland.
      • Waxa ka soo jeeda ganacsato gobolka magac ku dhex lahaa sida Xaaji xasan axmed, Faarax maxamud iyo jibriil xaaji ducaale oo ahaa ragii ceerigaabo berisamaad ka talin jirey.
      • Raga maanta ganacsiga heer qaran ee guud ahaan somaliland safka hore kaga jira waxa ka mid ganacsade
      • Barkhad Jibriil Xasan Faarax.

Mulkilaha shirkada Aslimaydi.

      • Heer gobol ganacsatada safka hore kaga jira gobolka sanaag iyagana waxa ka mid ah,
      • Cabdiqadir Faarax maxamud(xaaji).

Mulkilaha shirkada redsea company.

      • Maxamed jama cali bilaal

Bilaal stores.

      • xasan saalax xaaji xasan

Mulkilaha shirkada sumgum trading.

      • sicid jibriil xasan

Mulkilaha shirkada qaadka S99.

      • Faarax ceegaag
      • Axme beed