Jump to content

Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex

Ka Wikipedia

Guddoomiyaha gobolka Maroodi Jeex waa madaxa fulinta ee gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland, wuxuuna hoggaamiyaa laanta fulinta ee gobolka. Guddoomiyayaasha gobollada waxaa xilka u magacaaba Madaxweynaha Soomaaliland. Guddoomiyaha hadda ee Maroodi Jeex waa Maxamed Axmed Caliin

Gudoomiye Maroodi Jeex
Hadda xilka haaya
Maxamed Axmed Caalin

laga bilaabo  June 25, 2023
QaabkaMudane
Dhererka muddadaaan xad lahayn
SameyntaMay 25, 1992

Maroodi Jeex

Siyaasada Somaliland

"Madaxweyne Muuse Biixi oo Xilal Cusub magacaabay"