Gunagado

Ka Wikipedia

Gunagado waa magaalo dhacda Banka Bari ee gobolka jarar deegaanka somaalida dalka Ethiopia Gunagado waxay kamid tahay dagmooyinka ugu wawayn ee gobolka jarar

Gunagado waxay ka kooban tahay dhul daaqsimeed beero iyo dhul xooluhu daaqaan oo qaali dhagax Caan ku ah

Shacabka gunagado tirsigii ugu dambeeyey waxaa lagu sheeegay 150,000

Dagmada gunagado waxay ka kooban tahay 19 qabalay (tuulo) 4 waa magaalada gudaheeda 15kalena waxay kuyaalaan korka

1 farmadow 2 magaalocad 3 Bali sareedo 4 cadaadlayowga 5 qararo 6 miirta 7 Bali dhuure 8 lafoole 9 bulxan 10 madheedh 11 kortag Dheere 12 duud dhurwaaga 13 goblay 14 qaloocan 15 duudcade Xaga waxbarashada dagmada gunagado waxay kamid tahay dagmooyinka ugu wanaagsan gudaha magaalada waxaa kuyaala 4 school 2 Hoose/dhexe mid Hoose iyo mid dhexe Iyo 15 school oo kuyaala dhamaan tuulooyinka aan kor kusoo sheegay

Xaga caafimaadka wali Mayna gaadhin heerkii ay ubaahnayd waxaa kuyaalaa 3 health centre

Xaga biyaha way wanaagsan tahay waxay ka cabta tuubada dheer ee kamtimada Birqod

Waxaa dagga qabiilka ree Haaruun gaar ahaan jilibka bah-cusboyahan

Qoraalkan wali dib uhayn iyo dhamaystir ayaa ku Socda