U bood nuxurka

Gus macmal

Ka Wikipedia
gus macmal

Gus macmal (af-ingiriis: "dildo") loogu talagalay raaxada galmada iyo in la haqabtiro qooqnimada. Dadku waxay u kullan karaan keligood ama iyagoo wadaagaya lamaane. Sida caadiga ah, wuxuu u qaabsan yahay sida xubinta taranka ee ragga ama tuubo siman, waxaana la geliyo jidhka, khaasatan siilka, si loo helo raaxo. Gus macmal ma laha matoor gudaha ah oo ma gariiri karo sida vibrator-ka, sidaa darteed qofku wuxuu ku dhaqaajiyaa gacantiisa.