Guuleed qoorte
reer Guuleed Qoorte ama Guuleed Samatar Cali Guuleed Xasan Cumar Rooble Liibaan Fiqi.Axmed Maxamed Buraale Barkhadle Cali Maxamed Daauud Abadar
waa jifo kamid ah reer Samatar-Gaab kasii ah reer Xasan Cumar reer Cumar Rooble beelweynta Cali Maxamed (Calidheere)=Mareexaan=Daarood Ismaaciil waxa ay degaan (gobollada dhexe) gaar ahaan G/gaduud iyo kililka 5aad ee Ethiopia sida magaalooyinka C/waaq, Balanbal, Laasacaanood, Wardheer, Ceelbaxay, Tuula-Sarmaan, Goohweyne, sidoo kale jaaliyadahooda dibeddu waxa ay ubadanyihiin wadamada Europe sida : Sweden, Uk, iyo Usa
*Guuleed Qoorte wuxuu dhalay
1-Warsame Guuleed 2-Xasan Guuleed (Xasan-Cawl) 3-iyo Cabdi Guuleed
*Warsame Guuleed wuxuu dhalay
1-Maxamed Warsame (Dhuunte) 2-Geelle-Dool Warsame 3-Yaasiin Warsame 4-Jaamac Warsame (Hurre)
*Maxamed-Dhuunte Warsame wuxuu dhalay
1-Durraan Maxamed 2-Hire Maxamed 3-C.xaashi Maxamed 4-Baashi Maxamed 5-Axmed Maxamed 6-Daahir Maxamed 7-iyo Kaamil Maxamed
*Geelle-Dool Warsame waxa uu dhalay
1-Cabdi Geelle (Gafaaje) 3-Garaad Geelle 4-Raage Geelle 5-Farxaan Geelle 6-Axmed Geelle 7-Dhamme Geelle 8-Bedel Geelle 9-iyo Xaaji Geelle
*Jaamac-Hurre Warsame waxa uu dhalay
1-C.shakuur Jaamac (Jurudhe) 2-C.raxmaan Jaamac (Gallad) 3-C.weli Jaamac (Cayrow) 4-C.llahi Jaamac (Sandhool) 5-C.naasir Jaamac
*Xasan Guuleed waxa uu dhalay
1-Maxamuud Xasan (Gaantaxo) 2-C.llaahi Xasan (Qarbad) 3-C.qaadir Xasan (Dhiidhaco)
*C.llaahi Xasan Qarbad waxa uu dhalay
1-Suldaan C.llaahi