Jump to content

HOP125

Ka Wikipedia

HoP125 waxaa lagasoo gaabiyay House of Parliament-Somalia waa astaan lagu garto mid ah xubnaha golaha aqalka hoose ee baarlamaanka soomaaliya , waxaan si gaar ah u leh marka la fiiriyo nidaamka wax qeybsiga soomaaliya ee 4.5 ka , Gabiilka Mareexaan sade gaar ahaan Xasan Gaashireedle waxaana 10 kii sanno ee udambeysay ku fadhiyay shaqsiyadka hoos kuxusan

  1. Adan Waqmaasho - Xasan gaashireedle - Waqmasho 2013-2016
  2. Dalays xassan - Xasan gaashireedle- Waqmaasho-2017-2021