Jump to content

HOP131

Ka Wikipedia

HoP131 waxaa lagasoo gaabiyay House of Parliament-Somalia waa astaan lagu garto mid ah xubnaha golaha aqalka hoose ee baarlamaanka soomaaliya , waxaan si gaar ah u leh marka la fiiriyo nidaamka wax qeybsiga soomaaliya ee 4.5 ka , Qabiilka Mareexaan sade gaar ahaan Xasan Gaashireedle waxaana 10 kii sanno ee udambeysay ku fadhiyay

  1. Ahmed Daqare - Xasan gaashireedle - Ree yuusuf 2013-2021