Hakan Balta
Appearance
|
Balta oo Galatasaray u ciyaaraya 2011kii | |||
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Saddex Magac | Hakan Baltaci | ||
| Dhashay | 23 March 1983 | ||
| Ku dhashay | Berlin, Jarmalka Galbeed | ||
| Joogga | 1.84 m (6 ft 0 in) | ||
| Booska cayaarta | Difaac | ||
| Macluumaadka Naadiga | |||
| Kooxda Hadda | Galatasaray | ||
| Nambarka | 22 | ||
| Ciyaartooyda yar-yar | |||
| 2000–2003 | Hertha BSC II | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 2003–2007 | Manisaspor | 116 | (19) |
| 2007– | Galatasaray | 218 | (10) |
| Xulka Qaranka‡ | |||
| 2006– | Turkey | 49 | (2) |
† Appearances (Goals). | |||
Hakan Balta (Ku dhawaaqa Af-Turki: [haːkan kadiɾ baɫta], waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Galatasaray ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga, Balta wuxuu hore ugu soo ciyaaray kooxaha Manisaspor iyo Hertha BSC ee ka kala dhisan dalalka Turkiga iyo Jarmalka.