U bood nuxurka

Harada Upemba

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Harada Upemba
Lac Upemba
Upembameer
MeeshaBukama, Gobolka Haut-Lomami
Meesha dhacdo8°36′S 26°26′E / 8.6°S 26.44°E / -8.6; 26.44
Wadanka biyo fadhiisigaJamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo
Gasiirad(jasiiradaha dushooda sabbaynaya, Mitala Island)

Harada Upemba (Faransiis: Lac Upemba; Hawaandis: Upembameer) waa haro ku taal Bukama, Gobolka Haut-Lomami, ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo. Ayada iyo Harada Kisale ee u dhow, waxaa ku wareegsan Upemba Depression oo ku dhex taal Beerta Qaranka ee Upemba. Magaalada ugu dhow waa Nyonga, cisbitaalka ugu dhowona wuxuu afar saacadood u jiraa meesha la yiraahdo Kikondja.

Jasiiradaha sabbaynaya ee harada ku dhex yaal, sida Mitala Island, waa goob ay ku yaallan degsiimooyin qaxooti oo aan rasmigi ahayn kuwaas oo ka dhashay dagaalladii dhex maray fallaagada Mai-Mai iyo ciidammada dawladda tan iyo sannadkii 2006.[1][2][3]

  1. ↑ Congo Refugees Find Shelter on Islands - NPR
  2. ↑ DRC: The peculiar terror that is northern Katanga - IRINnews
  3. ↑ "DRC/Katanga: The Stranded people of Lake Upemba". Archived from the original on 2008-07-27. Retrieved 2026-06-30.