U bood nuxurka

Harta No

Ka Wikipedia
Harada No
Qayb ka mid ah dhiatada Sudd iyadoo Harada No ay ku taal (kore).
Ka soo qulqulaBahr al Jabal, Bahr el Ghazal
DhexmaraWhite Nile
Wadanka biyo fadhiisigaSouth Sudan
Baaxada biyaha100 km2 (39 sq mi) (max)

Harada No[1] waa harada ugu weyn South Sudan, taas oo deegaan ahaanna loogu yaqaanno Harada Dhoo bulshada Ruweng Panaruu. Waxay ku taal waqooyiga dhiatada weyn ee Sudd, meesha ay ku kulmaan webiyada Bahr al Jabal iyo Bahr el Ghazal, waxayna calaamad u tahay isbeddelka u dhexeeya Bahr al Jabal iyo Nila Cad. Harada No waxay qiyaastii 1,156 km hoos uga xigtaa Harada Albert ee Uganda, oo ah harada weyn ee Nila Cad ee ka horreysa Harada No.[2] Harada waxaa loo arkaa xarunta dadka Ruweng ee qaybta Panaruu ee dadka Dinka.[3]

  1. Pease, A. E. (1909-10-16). The Book of the Lion. Ravenio Books.
  2. The Potential of the Nile River Basin, And The Economic Development of Sudan Archived Jannaayo 22, 2008 // Wayback Machine by Marcia Merry Baker, The American Almanac, 1997
  3. The Nuer of Sudan and Ethiopia by Orville Boyd Jenkins, March 1997.(hosted by strategyleader.org)