Harta Sheekh
Appearance
Harta Sheekh waa maqaalo Ganacsiyeed caan ah oo wax walba laga helo waxayna kutalaa wadaka Itoopiya ,Magaladan waxaa dagan Qabiilka Isaaq waxaana wadanka Ethiopia lagu darey sanadku marka uu ahaa 1953 waxaana ku darey Gumeystihii Ingriiska .