Hastings Kamuzu Banda

Ka Wikipedia

Hastings Kamuzu Banda (wuxuu dhashay malaha Febraayo 15 ama Maarso 18, 1898, wuxuu dhintay November 25, 1997) - madaxweynihii ugu horreeyay ee Malaawi, kaligii taliye.

Waxa kale oo uu 26 sano ka daah furay cadaadiskii Markhaatiyaasha Yehowah ee Maalawi.