Heegaale
Muuqaal
Magaalada ama deegaanka heegaale waa deegaan kala bara dowlad deegaanka iyo Dowlad Goboleedka ssc khatumo waxaana degan beesha Dhulbahanta Reer-Darawiish gaar ahaan waxaa u daga Beesha magaca wayn ee Reer hagar waana meel dadka degani ay aad u badan yihiin waxaana hoos taga Mamul ahaan ilaa 4 Tuulo oo kala ah Qawdhama ,badhi fufiye iyo fardalaaye waxaana ku yaala xero qaxoonti oo wayn oo marti galisay ilaa 35000 oo qoys waa meel leh dhakhtar iyo adeegyada aas aasiyaad ah sida antenada iyo ceelbiyood Bulshada degana waxay ku caan tahay gobanimo soorka ama marti soorka waana meeshii Fardihii Daraawisheed fadhiyi jireen inkastoo xarumaha daraawiisheed ahaayeen qalcadihii Taleex iyo xarumo kale oo badan