Jump to content

Heerka waxbarashda somaliland

Ka Wikipedia

heerka waxbarashada somaliland waa mid aad u wanagsan marka loo eego ka hor 2000. waxa kor u kacay tayada wacxabarshda somaliland iyadoo lagu talaabsaday horumar aad u xoogan oo dhinacyo badan taabanaya sida: kor u qaadida tayada manhajka somaliland kaas oo dayac fara badan ka muuqday, sido kale wasaarada waxbarashda somalialnd waxay

hirgalisay barnaamijyo waxku ool ah oo lagu horumarinayo tayada waxbarsgada somalialnd taas oo badankooda lagu guulaystay.