Hiilebi

Ka Wikipedia

Beesha Hilibi daarandoole Mudulood oo ka mid beelweeynta Mudulood hiraab hawiye. Beesha Hilibi daarandoole Mudulood waa beel aad iyo aad u nabadoon waana beel taariikh ku leh Soomaaliya sanaddii 1977 dagaalkii dhax maray Somalia iyo Ethopia oo dad fara badan uga dhinteen beesha.

Beesha Hilibi waxeey degtaa Meelo badan oo ka mid geeyga somaliyeed gaar ahaan labada Shabeele iyo Jubbada Hoose.Meeylaha aay degto waxaa ka mid ah degmada Balcad oona ka Mid ah degmooyinka aay leeydahay beeshu,wexee kaloo degaan Magaalooyinka kala ah Muqdisho iyo Baraawe .waxa kaloo jiro tuulooyin faro badan oo aay beeshu degto waxaa mid ah Daniga ,Kulunta Shancawo Garasweeyne Muusaaleey iyo kuwa kale oo fara badan Beesha Hilibi Daarandoolle Mudulood waa beel aad iyo aad ah u nabadoon oo Mar waliba ka shaqeeysa xasilinta iyo kala dambeeynta Dadka iyo umadda Soomaaliya.

  • Beesha Hilibi Daarandoolle Mudulood wexe u kala baxdaa sida tan.

Lafaha Hilibi Darandoole Waa 2 Lafood (oo u kala baxdo):[wax ka badal | wax ka badal xogta][wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tolweyne:

1- Moodajecel oo loo yaqaanoTolweeyne

2- Miirwaaq oo loo yaqaan Yabadhaale.

Tolweyne Waa 6 laf oo kala ah

  • Dhagoweeyne
  • Reer Duleey
  • Gacal Maxaad Muuse
  • Cumar Caalin > 8 usii kalabaxaa
  • Faqi
  • Ximin Nacbe

Yabadhaale Waa 6 Laf oo kala ah

  • Guudcadde
  • Abroone
  • Cosoble
  • Gacal Waaq
  • Galbi


Beesha Hilibi Waxay Caan ku yihiin Nabadda, Xaqdhoowrka iyo Daris Wanaaga.

Beesha Hilibi waxa ayee caan ku yihiin derisnimada  iyo Martisoorka.

Regions with significant populations Languages
Somali and Arabic
Religion
Islam
Related ethnic groups
Abgaal Ujeejeen Moobleen And wacdaan Groups.


Banadair Region/Mogadishu

Madiino: Dharkeynley iyo Wadajir.

Kaaraan.

Yaaqshiid: Suuq Bacaad, Fagax,

Boondheere.

Shangaani.

Hiliwaa.


Towns/Districts

Baraawe.

Balcad.


Tuulooyinka

baqal iyo xawaaleey ayee deganyihiin iyo muusaaleey, ceelasha Biyaha, Markazka, Lafoole.