Jump to content

Hiiraan & Midland

Ka Wikipedia

Waa Dowlad goboleedka Hiiraan & Midland ee ey ku mideysan yihiin umada Soomaaliyeed ee ku dhool Hiranland. 1991 ayeey aheed markii wadanka Soomaaliya uu lumiyey qarsanimadiisii sidaa dartey ayaay Umada reer Hiiraan u is taageen ineey raadiyaan maamul lagu midaysan yahey oo bad baadiya umada reer Hiranland Mammulkaan ayaa waxaa horyaala Badbaadinta dadka dagaalada iyo abaarahan ku wax yooloobey ee ku nool Hiiraan iyo iney qeeb ka qaato soo celinta Nabadii iyo qaranimadii Dalka uu lahaa iyo midii Hiranland. waxaa madaxa maamulkan loo dhaariyeey Eng. C/qaadir Aadan Jiraabey