Heesaa (shaqo)
- Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan Fanaanka. Qoraalo kale fiiri fanka Soomaalida, fanaan Soomaali, suugaan, hees.
- Boga "heesaa" iyo "fanaanad" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Heesaa ama Hoobal ama Fanaan (Af Ingiriis : singer; Af Carabi : ar) waa heesaa, jilaa, iyo qof muusigga yaqaan. Fanaanka waxaa badanaa loogu yeeraa, qof xirfaddiisa shaqo heesaha iyo muusikada tahay. Haweeneyda waxaa loogu yeeraa "fanaanad", ninkana "fanaan". Guud ahaan, fanaanku waa qofka ku codeeya hees, gabay, geeraar, tix, iyo tiraab. Waxaa jira shakhsiyaad gaar ah oo leh xirfad ka baxsan heesida, sida dadka halabuurka leh (abwaan), majaajilada fiican leh, ciyaarta qoob-ka-ciyaarka yaqaana (dance), ama garaaci kara qalabka muusiga (sida kabanka, durbaanka, turunboda iwm).
Fanaaniinta Soomaaliyeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Fannaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ah aad bay u badan yihiin rag iyo dumarba; haddaynnu dhawr ka xusno fannaaniintii hore ee waaweynaa waxa ka mid ah:
- Maxamed Saleebaan Tubeec
- Xaliima Khaliif Magool
- Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura)
- Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil)
- Axmed Naaji Sacad
- Cali Naaji Sacad
- Maxamed Nuur Giriig
- Qamar Maxamed Xuseen
- Caasha Cabdoo
- Khadra Daahir Cige
- Maxamed Nuur Giriig
- Qamar Maxamed Xuseen
- Saalax Qaasim
- Saado Cali Warsame
- Maxamed Mooge
- Xasan Aaden Samatar
- Axmed Mooge
- C.Qadir Macalin Jubba
- Cumar Dhuule
- Sahra Axmed
- Digfeer
- Shimaali Axmed Shimaali
- Axmed Tifow Khamiis
- Cali Sugulle
- Axmed Nuur Jaangow
- Siciid Harawo
- Xareedo Ismaaciil Duniyo
- Cali jareerre
- Cusmaan C/kariim Gacanlow.
Hogaanka Bahda Fanka Soomaaliyeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Sharaxaad badan iyo faahfaahin fanaaniinta Soomaaliya, fadlan fiiri Fanaaniinta Soomaaliya.
Bahda fanka ku luuqaysa iyo ku heesta luuqada af-Soomaaliga aad ayay u badan, kuwaasi oo ka soo baxay meelo kala duwan iyo wakhtiyo kala duwan. Sidoo kale, maanta waxaa jira tiro aad u badan oo fanaaniin ah oo ku nool dhamaan qaaradaha dunida, kuwaasi oo soo saara heeso cusub iyo kuwo la cusboonaysiinayoba. Jadwalka hoos ku qoran waxaanu ku soo bandhigeynaa qaar ka mid ah fanaaniinta sida fiican looga yaqaano dalka gudahiisa iyo dibadiisaba.
- Xareedo ismaaciil duniyo fanaanad qaran hooyadii fanka ilaahy naxariistii janno haka waraabiyee , waxay ahayd fanaanad loogu soo hirto hidaha fanka iyo hanuuniyaha bulshada run u sheega madaxda dalka, waxay kale oo ay ahyd fanaanad ku sifowday waddaniyada iyada iyo AUN Saynab xaaji ali baxsan.
Magaca | Kooxda | Wakhtiga Fanka | Sawirka | Faalo Kooban |
---|---|---|---|---|
Cabdi Deeqsi Warfa (Cabdi Sinimo) | ||||
Maxamed Saleebaan Tubeec | Hobolada Waaberi | 1967dii ilaa 2010kii | Boqorka Codka | |
Xaliima Khaliif Magool | Hobolada Waaberi | 1969kii ilaa 1993dii | Boqorada Codka | |
Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura) | Hobolada Waaberi | 1974tii ilaa maanta | Hooyada Fanka | |
Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil) | Hobolada Waaberi | 1971dii ilaa maanta | Cod Wanaagsane | |
Maxamed Nuur Giriig | Hobolada Waaberi | 1970kii ilaa | ||
Qamar Maxamed Xuseen | Hobolada Waaberi | 1980kii ilaa 1994tii | Gabadha Fanka | |
Saalax Qaasim | Hobolada Waaberi | Aabaha Fanka | ||
Khadra Daahir Cige | Hobolada Waaberi | 1978kii ilaa hada | Boqorada Fanka | |
Saado Cali Warsame | Hobolada Waaberi | 1979kii ilaa hada | ||
Cabdi Nuur Alaale | hobolada Jabuuti |
| ||
Maxamed Mooge | Hobolada Waaberi | 1971dii ilaa 1988dii | Madaalaha Fanka | |
Xasan Aaden Samatar | Hobolada Waaberi |
| ||
Axmed Mooge Liibaan | Hobolada Waaberi | 1973dii ilaa 1991dii | ||
Maxamed Mooge Liibaan | Hobolada Waaberi | 1962dii ilaa 1980dii | ||
C.Qadir Macalin Jubba | kooxda Waaberi | 1979kii ilaa maanta | Yarka Sanadka | |
Cumar Dhuule | kooxda Ileys | 1972kii ilaa 1998dii | ||
Sahra Axmed | kooxda Ileys/Hobolada Waaberi | 1978dii ilaa 2004tii | Quruxda Fanka | |
Faadumo Cabdilahi Maandeeq | ||||
Cabdule Yusuf Hanuuniye | Hobolada Waaberi | Ma daalaha Waaberi | ||
Cumar Shooli | ||||
Axmed Naaji Sacad | ||||
Axmed Nuur Jaangow | ||||
Siciid Harawo | ||||
Axmed Yaasiin Digfeer | ||||
Shimaali Axmed Shimaali | kooxda Dalmar/Kooxda Ileys | 1982dii ilaa maanta | Jeceeyloowga Fanka | |
Maxamed Xasan Lafoole | ||||
Cumar Dhuule Cali | ||||
Aamina Cabdilahi Xirsi | ||||
Kinsi Xaaji Aadan | ||||
Saalax Qaasim Naaji | ||||
Cawaale Aadan | 2005tii ilaa maanta | Xidigga Fanka |
Qoraalo La Mid Ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]