Hoosingow

Ka Wikipedia

Hoosingo (sidoo kale loo yaqaano "Hoowsingow") waa dagmo ku taala gobolka Jubbada Hoose, Waxaana degan Beesha Sheekhaal(Aw Qudub ) gaar ahaan waxaa ugu badan beesha reerow samatar Jubbada Hoose ee wadankaSoomaaliya. Degmadan oo lagu qiyaaso boqol jir ayaa waxa dhinaca galbeed xad kala leedahay wadanka Kenya halka magaalada Kismaayo kaga taalo dhinaca bari ama qorax ka soo baxa.[1]

Hoosingo waxay mid ka tahay todobo degmo ee gobolka Jubbada Hoose ka kooban yahay. Sida taariikhda ku xusan tan iyo waqtigii Dawladda Soomaaliya qaadatey xoriyada sanadkii 1960-kii, magaalada Hoosingow waxay mid ka ahayd degmada Badhaadhe, hase yeeshee sanadku markuu ahaa 2010-kii ayaa Dowladii Ku Meel Gaarka ahayd ee Sheekh Shariif u magacaawdey Hoosingo degmo ka tirsan degmooyinka gobolka Jubbada Hoose.

File:Masaajidka hoosingo.jpg
Masaajidka Hoosingo
  1. Taariikhda Hoosingo waxay qani ku tahay xoolaha nool iyo beeraha. dadka degan degmada hoosingow waxay dhaqdaan saddaxda meesin, sida ariga lo.da iyo geela hoosingow(hoosingow) waxay leedahay dulbeeleed baxadway. dhulbeeredkaas oo kala ah hargeesa. dhabakoor.laanta_gaaruu.gololoonle.baqdaad iyo adablaha_buurada.
  2. tuulooyinka hoos yimaada degmada hoosingow waxay kala yihiin baqdaad,waldeena,mandheer koroma,kollaa,qeesanuur,goodaya,been weerar,dhulkeena, maalday' hargeys iyo hirbbaayo,waldeena waxaa mara xuduuda koonfur Soomaaliya, dagaal beeladyadii kadhacay degmada hoosingow 1999 iyo 2002dii ayay dadkii daganaa badan kodii uguureen tuulada waldeena waxaa ka dhisan halmasjid
  3. dagmada hoosingow waxay waxay leedahay labo ceel_biyood,midkii miyaha macanaa wuxuu raacay dowladii dhexe ee mohamed siyaad barre kankalana waxaa xannaneeya gudi kakooban 16 waxay hoos yimadaan hayada , soliddarities international, waxayna uqaabil san yihiin dhinaca dayac tirka dedka kunool degmada hoosingow waa dad is jecel waxaana degmada iska leh beelweynta sheekhaal fiqi cumar.

== Hoosiingo waxay kamid degmoyinka jubada hoose waxaana daga beesha sheekhal

Dhaqanka iyo Hidaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

magacaygu waa dalmar daacad oo ku nool gudaha dalka jarmalka gaar ahaan Greifswald waxaan idin odhan lahaa kor isku soo qaada beesha sheekhaal wayn

Badhaadhe is the most peaceful and evergreen district.

  1. https://maps.google.co.za/maps?newwindow=1&biw=1024&bih=667&q=hoosingo%20map&um=1&hl=en&ie=UTF-8&sa=N&tab=il