Jump to content

Hoosjooge

Ka Wikipedia
hoosejooge cad
hoosjooge madow

Hoosjooge (ciyaar) (Af Ingiriis : pawn);) waa galabka ugu badan iyo galabka ugu daciifsan ee ciyaarta chess (dheel). Wuxuu galabka hoosjoogaha ku dhawaaqa xagal xariigtaag, labo ama hal jeer marki hore, iyo hal jeer oo kali ah inta ka dambaysa. Laakinse wuxuu hoosjoogaha wax ku qafaali kara xagal xaglagooye oo kali ah oo hal afargees dhinaca hore. Ciyaartooy kasta wuxuu ciyaarta ku bilaabma sideed galab oo hoosjooge ah. Galabyadaas cad waxay joogaan afargeesyada a2 ilaa h2, iyo kuwa madow waxay joogaan a7 ilaa h7.[1]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Barden, Leonard (1980), Play better chess with Leonard Barden, Octopus Books Limited, p. 10, ISBN 978-0-7134-8769-5