Jump to content

Horogle

Ka Wikipedia

Degmada horogle waa degmo kala barta gobolka mudug gaar ahaan magalada galkacyo iyo degmada xarfo, waliba waxay xigtaa dhan galkacyo.


Degmadaan waxaa degan beesha reer horogle ee madhibaan, deegaankaan waxaa sabaasha oo biyo usoo doonta geella ugu badan gobolka mudug iyo nawaaxigeed