Haydaroboniig
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Hydroponic)
Haydaroboniig ama hydroponics waa habka lagu beero dhirta nafaqooyinka ay u baahan yihiin halkii ciidda. Cuntooyinka dhirta waxaa si fudud loogu shubaa biyaha waxayna u sameeyaan xal si ay dhirta ugu noolaadaan.[1] Khudaarta, ubaxa iyo geedo yaryar ayaa dhamaantood lagu kori karaa biyaha.
