Ibn Abd-al-Wahaab

Ka Wikipedia

Mohamed ibnu cabdi-wahaab waa aasaasha ururka wahaabi oo loogu magac daray wuxuu ku dhashtay meesha loo yaqaano sacuudi waxuuna ka dhashtay qoys diimeed . Gadaalahii danbe wuxuu lasoo baxay fikir uu ku gaalaysiinayo qof kastoo kasoo horjeesta madhabtiis Afkaarta qaarkood wuxuu ka qaatay ibnu taymiyah ibnu qayim