Ibraahiim al imaam

Ka Wikipedia

Ibraahiim bin maxamad bin cali cabdulaahi bin cabaas oo loo yaqaan (afka carabiga: إبراهيم الإمام) Ibraahiim al imaam, waa walaalka labada khaliif abuu jacfar almansuur iyo abuu cabaas alsafaax, wuxuu ku dhintay xabsiga umawiyiinta safar 131H