Jump to content

Ibraahim Adeer

Ka Wikipedia

Suldaan Ibraahim waxa ku maga dheraa ibraahim adeer waxa u dhashay Beesha goobroon waxun ku dhashay dagmada ceel cali ee gobalka hiira qarnigii 16 aad waxa uuu aha nin kii asay boqortoyadii gaaladi ibrahiim shiikh watay waxay dagal la galeen boqortoyadii ajuran qarnigii 17 bilogiisa markay gulayasteen waxa logu yeraay goobroon waxay ku talin jireyn degmada afgooye Iyo dhamaan gobolada koonfur Wuxuuna ahaa suldaan