Ibraahim axmed shable

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Ibraahim axmed shable إبراهيم أحمد شبلي. Waxa uu Ku dhashay magaalada muqdisho gaar ahaan D/kaaraan sanadka marku ahaa 10 October 2000. sanad kii 2006 waxaa lageeyay dugsiga Quranka kariimka, kadib waxa uu galay iskuulka al shacab sanadka marku ahaa 2012.waxu leyahay xifdoyin badan waxana ka mida ciyarista kubada cagta, wuxu ku ciyara lugta midig wuxu una ka ciyari karaa bosas kala duwan sida qalbada dhexe,labada garab iyo werarka. Hadda wa mid ka mida somalida ku nool wadanka tanzania.