Ilig madoobe waa tuulo ka tirsan magaalada waeshiikh laakiin waxeey ku taalaa dhanka howdka
Appearance
tuulada la yiraahdo ilig madoobe waxeey 9km u jirtaa warshiikh waxeeyna ka xigtaa dhankaa iyo hoodka waxaa ku yaalao tuulada masaajid weyn iyo ceelka tuulada ilig madoobe oo la dhisay1947dii waxaana dhisay alaha u naxariistee caaqil koogaar dadaka tuulada waaa dada nabada jecel waa dad wax barta waa dad inta badan aaan aheeyn dad dagaal weligeed laguma dagaalamin lagamana qaxin ilig madoobe alaha u naxariistee xaaji cabdule xuseeen oo iiga sheekayay baa ii sheegay in lagu dilay gaalkii war shiikh ka soo dagay hada ka hor tuuladaan isga iyo 7 askari uu watay