Jump to content

Dayib-Doon

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Imaamnimada Imaamaar)

Dayib-Doon Waa tuulo ku taalla beriga magaalada Qallaafo. Waxaa goob caan ku ah culumada iyo barashada diinta islaamka. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Caadiye. Waxaa mara webiga Shabeelle kaasoo suurageliya beerashada, dalagyada kala duwan ee sanadka oo dhan.