Indhafiiqid

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Indhafiiqidu waa qaliinka lagu sameeyo jirada gasho bikaacada isha (Eye lens ) taasoo keento arag daciifid. Qaliinkan wuxaa lagu soo saaraa bikaacadaan uu caadka koray taasoo keentay indho daciifitaanka (Cataract).