Isbahaysiga dibu xoraynta Soomaaliya

Ka Wikipedia

Meel kuma soo wada koobi karno kamana wada gayoon karno dhibaatooyinka ay ururadaas dadka iyo dalkaba u geysteen, ilaa iyo maanta waxa ina haysta waxa Kow ka ah qoxandhadii iyo dibin daabyadii ay qolyihii urur diimeedyadu jidka inoo dhigeen,qaar aan nixin oo dantooda guudi ay keliya ahayd helitaanka kursiga ayaa Kow ka ahaa kuwii halaagga jaaha inoo saaray, 'wax xun alla jaaha kuu saar ma maqli jirtay' alleylehee Wax xun ayey jaaha inoo saareen oo waa innagan ilaa iyo jeerkan iska furfuri la'a mara ku dhegtii ay maryaha inooka dhejiyeen. Maxaa xala oo aynu iskaga dabiibnaa Hagardaamooyinka uu shisheeyihi inoo maleegayo?