Jump to content

Isbitaal dayniile

Ka Wikipedia

Isbitaalka dayniile ee magaalada muqdisho waxaa la asaasay 1dii Juun 2004. dhismihiisana waxaa iska kaashaday dadka dagmada dagan iyo ururka USC, wuxuuna ka kooban yahay labaatan iyo shan qeebood oo kala ah qeybta jiifka, qeybta gargaarka deg dega ah, sheybaar, MCH, qeybta naaxinta, qeybta qaliinka iyo qeybta maamulka isbitaalka Isbitaalkan oo lagu daaweeyo cudurada guud iyo qalliinka, wuxuu shaqeeyaa 24ka saac, iyadoo ay jiifaan bukaano fara badan oo qaba cuduro cuduro kala duwan una badan dhaawaca risaasta , kuwaasoo u badan marka laga reebo risaasta , malaariyo iyo cudurada faafa sida shubanka Isbitaalkan oo xarun ah saddex xagalka Balcad, Afgooye, iyo Muqdisho ,ayaa ah kalkaaliyayaasha sida joogtada ah uga howlgala Isbitaalka Dayniile, wuxaane waaye isbitaalka kaliya ee si (lacag la'aan.) ugu adeego umada somaliyeed isbitaalka oo had iyo jeer heegan u ah in uu bukaanada daa weeyo ayaa mar walbo soo gaaraan dad aad ufara badan oo xanuunyo kala duwan qabaan una hagar baxo isbitaalkaan ayaa lagu sheegaa in uu noqon doono isbitaalka ugu baaxada ween geeska afriko shanta sano ee soo socoto maxaa yeelay isbitaalka ayaana kala joogsan dhismihiisa marba marka ka dabeeso lagu daraa qeeybo cusub oo hor leh waxaan leenahay illaaheey ha idinla garab galo wanaaga aad usa meenesaan umada somaliyeed