Jump to content

Isma Rabo

Ka Wikipedia

Isma Rabo waa tuulo ku taalla, bariga magaalada Qallaafe, gobalka Qallaafe, ee DDS. Waxaa mara webiga Shabeelle, kaasoo dadka degan u suurageliya beerashada dalagyada kala duwan, ee sanadka oo dhan. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Muuse.