Ismaaciil saleebaan
Beesha Ismaaciil Saleebaan - Qaybaha iyo Taariikhda
Deegaannada ay ku dhaqan tahay Beesha Ismaaciil Saleebaan:
Puntland: Gobolka Mudug ( galkacayo , bacaadwayn )
Gobolka Nugaal (Garowe )
Wariyahii Somalida Tv gooda sweden suxufi Abdulqadir salwo oo Ah isku xiraha somalida sweden
- Gobolka Bari (Gumbax, Wardheer Bari)
- Gobolka Karkaar
- Gobolka Gardafuu
Khaatumo Sool ( laascaano )
Cayn ( buuhoodle) Jubbaland:
- Gobolka Jubada Hoose
- Magaalada Kismaayo
Itoobiya:
- Degmada Dhagaxley oo u dhow magaalada Jigjiga
Macluumaad Guud oo ku Saabsan Beesha Ismaaciil Saleebaan:
Beesha Ismaaciil Saleebaan waa beel ka mid ah shanta beelood ee Saleebaan Maxamed. Waa beel sharaf iyo qiimo badan leh, laguna yaqaan nabad-jacaylka iyo deris-wanaagga.
Beesha Ismaaciil Saleebaan waxay ku leedahay Dowladda Puntland:
- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland
- 2 Xildhibaan
- Hal xubin Aqalka Bosaso
Qaybaha Beesha Ismaaciil Saleebaan:
- Bah Awrtable ( ugu badan waxayna ukala baxaan( Cowlayan iyo Cumar Yusuf)
- Bah Warsangali
- Bahdir
- Bah Mareexaan
Shakhsiyaadka Caanka ah ee Ka Dhashay Beesha:
- Cali Budeey, oo ahaa halyeey iyo Asaasihii SDF group 4, sidokle ka soo shaqeeyey Dowladii Siyaad Barre isaga ka qabty jagooyin kala Duwan oo wasarada Armaha gudaha, wasiir ku xigeen, Agaasime, Gudoomiye gobal iyo isuduwe.
- Muuse Xaaji Maxamuud (Muuse Madoobe): Rugcadaa weyn, xildhibaan, wasiir ku xigeen, iyo oday dhaqameed.
- Jeneraal Maxamed Yuusuf (Samora): Taliyaha guud ee ciidamada difaaca Itoobiya xilligii dawladdii Tigreega.
- Sh. Nuur Ciise Maxamed: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Puntland.
- Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan: Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Puntland, xildhibaan.
- Fuaad: Agaasimaha guud ee Migration-ka Puntland.
- Raage Salaax Cismaan: Xildhibaan Puntland.
- Maxamed Axmed Jaceel (Aarlibaax): Siyaasi rugcadaa ah, xildhibaan hore.
- Mahmoud M. Ali Gabax: Wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga Puntland.
- Cabdiraxmaan Sh. Salaad Jawle: Wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga Puntland, musharrax Aqalka Sare Soomaaliya 2021.
- Bile Maxamuud Qabowsade: Wasiir ku xigeen Kalluumaysiga Puntland, afhayeenka Jabhadda Xoraynta Jubbaland.
- Suleeqo Maxamuud Qabowsade: Gabadhii ugu horreysay ee weriye ka noqota gobolka Bari.
- Cabdikhaaliq Xeef: Wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga Puntland.
- Maxamed Ugaas: Isuduwaha Wasaaradda Arrimaha Puntland ee gobolka Bari.
- Cabdirashiid Cabdullaahi: Isuduwaha Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha gobolka Bari.
- Aadan Aw Axmed: Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka Bari.
- Sh. Salaad Jawle: Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Bari, Shiikh caan ah oo Puntland iyo koonfurta Soomaaliya.
- Deeqa Jibrahiil: Aqoonyahanad u tartantay xildhibaan degmo magaalada Boston, USA.
- Aamiina Dhool: Fannaanad caan ah.
Ragii caan ka ahaa xilligii gumaysiga iyo dowladdii kacaanka Soomaaliya:
- Muumin xirsi, oo loo yaqaanay (Muumin Turjumaan) oo ahaa Asaasihii Degmada isku shuban magacaas waxaa loogu bixiyey wuxuu ahaa ninka qura ee Talyaani, Arabic iyo English, isku shuban waxay ahayd xero Ciidan oo Talyanigu daganaa, ninkii ugu horeeey ee Guri ka dhista wuxuu ahaa Mumin Turjumaan oo Talyaniga la shaqaynayey, oo u ogoladeen inuu dhisto guri sidaas ayuu dadka kalana ku soo dajiyey.
- Maxamuud Jawle Samatar
- Ganacsade Cawad Ismaaciil
- Gaashaanle Sare Dibir
- Gaashaanle Sare Faarax Bari
- Col. Garmashqo
- Col. Nuurdig
- Cabdulqadir Yuusuf Xaaji Nuux – Taliye booliis Kismaayo
- Faarax Siciid – Duuliye sare, Gaashaanle Sare, Ciidanka Cirka
- Siciid Dalboon – Duuliye sare, Gaashaanle sare, Ciidanka Cirka
- Abwaan Yaasiin Cabdi Idaale – Guddoomiyaha magaalada Wardheer
Saldanadda Beesha Ismaaciil Saleebaan:
Saldanadda beesha waa mid facweyn oo soo jireen ah. Waxaa saldannada sidaan u kala ah Suldaan iyo Beeldaje aan hada Active ahayndambeeyay:
- Suldaan Khaalid Abshir Salah
- Beeldaaje Cabbaas Beeldaaje Cali Bin Jeceel.