U bood nuxurka

Daanyeereey

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Ismaamulka magaalada Qallaafe)

Daanyeereey waa tuulo ku taala, beriga magaalada Qallaafe. Waa dhul caan ku ah culumada iyo aqoonta, waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Caadiye.