Israafiil

Ka Wikipedia

Israafiil waa beel ku abtirsato beesha Karanle beesha Israafiil waxeey caan ku yihiin nabada iyo xasiloonida labaatanki sano oo wadanka dagaalada ahliga ah ka socday waxeey ahaayeen dad nabada u ol oleeya Israafiil dhulka Somaliyo waxeey kadagaan Muqdisho Shabeelaha Hoose Shabeelaha Dhaxe Galgaduud gaar ahaan Ceel Buur iyo Bargaan waxeey iskuugu jiraan dad aqoon leh iyo dad xoolaaleey ah iyo dad beeraaleey sadax umeelood labo meel waa dad magaalooyinka kunool oo isugu jira ganacsato iyo iwm Shaqsiyaadka ugu caansan: Eng Omar abdullahi Hosh Dr Abdirisak ahmed ali asir wana madaxa ugu sareeyo beesha israafiil abakar Eng Omar Abdullahi Hosh