Garaad Jaamac Garaad Cali
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Jaamac Garaad Cali)
| Garaad Jaamac Garaad Cali | |
|---|---|
| Ku dhashay | Sahdheer, Soomaliya |
| Dhalasho | Somali |
| Shaqada | Madax dhaqameedka 21aad |
| Loo yaqaano | Garaadka guudka 21aad ee reer darawiish |
| Ilmaha | 7 caruur 4wiil iyo 3gabdhood |
Garaad Jaamac Garaad Cali waa Madax Dhaqameedka ee dhaxalsugaha 21aad, ahna Garaadka Guud ee Qabiilka Reer-Darawiish. waxaa dhalay Garaadkii ka horreyey Garaad Cabdiqani, waxaa loogu caleemo saaray Magaalada Laascaanood taariikhdu markii ay ahayd 22 May 2006[1], Munaasabadda caleemo saarkiisa waxaa ka soo qayb galay dad aad u fara badan oo ay ku jiraan siyaasiyiin sarsare oo ka soo jeeda Dawladda Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya,maamulka Puntland iyo dawlada Jamuuriyada Somaliland.
==Taariikh nololeed==garaadku waxa uu ku nool yahay haatan la joogo degmada saxdheer oo ka mid ah degmooyinka gobolka sool waxa ay saaxiib dhow yihiin garaadada beelaha kala ah jamac siyaad iyo khayr cabdi
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ https://web.archive.org/web/20230126072827/http://www.biyokulule.com/garaad%20jaamac.htm. Archived from the original on 2023-01-26. Retrieved 2020-08-10.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)