Jalaal Daalabaani

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jalal Talabani)
Jalaal Daalabaani

Jalaal Daalabaani waxa uu dhashay 12 Nofeembar 1933dii, waana madaxweynaha dalka Ciraaq, waa ninkii ugu horeeyay ee kurdi ah ,oo madaxweyne ka noqday wadanka Ciraaq.