Jamhuuriyadda Naaruu
jamhuuriyada naaruu waxa hore loogu aqoonjiray.{jasiiradii wanaag sanayd.waxa ay kutaalaaa. waa dawlad jazeerada waxa ay ku taalaa meesha looyaqaano.Micronesian South Pacific}oo ku taala koonfurata baasafiga.jasiirada ugu dhaw waa jasiirada baranaba ee wadanka.keriibaas.taas oo dhanka bari kaxigta una jirata masaafo ah 300 oo klm.nawruu waxa ay tahay jasiirada dawlada ah ee caalamka ugu tyar amaba dawlada caalamka ugu yar.halkaas oo masafaada dalkaasi ay gaadhayso. 21 kilo mitir oo isku wareega ah.nawroo.waa waa wadanka madaxa banaan ee aan lahayn caasimad.mucayana.laakiin waxa lasheegaa in caasimadu ay tahay.magaalada.yarin.dadka asalka halkaas dagan waa dadka looyaqaano.Micronesian.waxa dalkaan qabsaday wadanka jarmalaka.dhamaadkii qarnigii.19aad.dagaalkii labaad ayaa hadana waxa qabsaday japanka.kadin nawroo waxa ay madaxbanaanideeda qaadatay.31.04.1968.wadankaas aadka uyar waxa lagag ahdlaa luuqadaha ingirisiga iyo luqada wadanka ee rasmiga ah oo ah luqada mawraha..sanadii 2005.tirikoobkii ugu danbeeyay ee wadankaa lagu sameeyay.dadka kunooli waxa ya noqdee.ilaa.. 10.000.ooqof