Jump to content

Janjeer isirudhaleen

Ka Wikipedia
Ey qooyan oo janjeer-dhalanteed ahaan biyaha saankiisa ka ruxaya.
Janjeerka dhalanteedka cunuga ee wax qabsashada


Fitrah ama Jajnjeer isirudhaleen Af Ingiriis : instinct;) waa habsocod iyo janjeer dabiici ah ay nafleyda badankood haystaan. Janjeerada isirudhaleenka ee nafleyda si caadiga waa adeegyo, talaabo iyo falal kakan ah uu nafleyda hore khibrad iyo waaya-arag ku lahayn. Tusaale ahaan, diin-badeed oo cunug ah, wuxuu aqoon ku leyahay dhinaca uu ku wajahayo iyo macaasho iyo saanyood inay ugu dhex jirto booqashada badweynta. Guddoonka iyo shaacbixinta nafleydaas oo sifooyinadaas leh waxa loo yaqaana janjeer isirudhaleen.[1]


Cunugga diin-badeedka ee badweynta u socda isagoo adeegaya janjeer isirudhaleen.
  1. Kim, Alan (2016), "Wilhelm Maximilian Wundt", in Zalta, Edward N. (ed.), The Stanford Encyclopedia of Philosophy (Fall 2016 ed.), Metaphysics Research Lab, Stanford University, retrieved 2022-05-06