Java (luuqada borograaminta)

Ka Wikipedia
File:Java logo.svg
Java

Java (Af Carabi : ar‎) waa luqada lagu borgaraamiyo barnaamijyada uu ku shaqeeyo Kumbuyuutar. Barnaamijka Java waxaa loogu talo-galay in farsamayaqaanku diyaariyo laguna isticmaalo meelo badan oo kala duwan, taasi oo u shaqeeynaysa si heer sare ah.[1][2]

Borograamka java waxaa markii ugu horeeysay sanadkii 2005ta qoray nin farsamoyaqaan IT oo lagu magacaabo James Gosling, waxaana isla markiiba kala wareegtay barnaamijkaasi shirkada borograaminta kombuyuuterka ee Sun Microsystems.

Maanta 2016, Java waxay ka mid tahay borograamyada ugu casrisan ee loogu isticmaalka badan yahay dunida, waxaana la sheegay in qiyaastii barnaamijyada java ku jiraan ilaa 62% dhamaan aaladaha casriga ah ee guriga iyo xafiiska lagu isticmaalo.[3][4][5][6] particularly for client-server web applications, with a reported 9 million developers.[xigasho u-baahan]

La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. . Computer Weekly. 2002-05-02 http://www.computerweekly.com/Articles/2002/05/02/186793/write-once-run-anywhere.htm. Soo qaatay 2009-07-27.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . Oracle. 1999-01-01 http://www.oracle.com/technetwork/java/intro-141325.html. Soo qaatay 2013-01-14.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. McMillan, Robert (2013-08-01). wired.com http://www.wired.com/2013/01/java-no-longer-a-favorite/. Java is on the wane, at least according to one outfit that keeps on eye on the ever-changing world of computer programming languages. For more than a decade, it has dominated the Tiobe Programming Community Index – a snapshot of software developer enthusiasm that looks at things like internet search results to measure how much buzz different languages have. But lately, Java has been slipping.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. RedMonk Index on redmonk.com (Stephen O'Grady, January 2015)
  5. "Nuqul Archive". langpop.com. 2013-10-25. Waxaa laga kaydiyay the original 2009-01-16. Soo qaatay 2015-04-02. Normalized Comparison: 1st C, 2nd Java, 3rd PHP  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  6. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2013-07-02. Soo qaatay 2015-04-03.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)