Jawle

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Jowle waa tuulo kamid ah degmada xaradheere. Jowle waxaa daga beesha saruur oo kamid ah qabiilka habar gidir. Jowle waxa ay ku tiirsan tahay 80% Beeraha iyo xoolaha 20% waa ganacsade yaal . Dadka kunool jowle badan kood waa beeralay iyo xoolo dhaqato.