Jump to content

Jihaadka allah dartii ah

Ka Wikipedia

FADLIGA JIHAADKA, MACNIHIISA IYO KAALINTA UU ISLAAMKA KU LEEYAHAY FADLIGA JIHAADKA:

Jihaadku waa waajib ka mid ah waajibaadka diinta, fadli badana ilaahey iyo rasuulkiisuba way ku sheegeen. Waxana uu rasuulku (SCW) ku tilmaamey in uu yahay jihaadku baarka u sareeya islaamka, sidoo kale Rasuulku (SCW) ninkii su'aaley jihaadka wax u dhigma, saddex jeer waxauu ugu jawaabey, "Ma a woodaan" mar afaraadkiina waxa uu ku yiri"qofka mujaahidka ah tusaalihiisu waa sida qof sooman, salaad u taagan, aayaadka Alle u hogaansan, oon ka daaleyn salaad iyo soon inta uu ka soo laabanayo mujaahidku", waxa kale oo Rasuulku (SCW) ku bushaareeyay in aan diintan ilaahay ka suuli doonin mid jirta oo taagan, kuna dirirayaan koox muslimiinta ka mid ah illaa qiyaamaha laga gaaro. KAALINTA JIHAADKU KU LEEYAHAY TAARIIKHDA ISLAAMKA: Hadii aad arkhrido Siirada Rasuulka (SCW), taariikhda khulafada iyo guud ahaan sooyaalka muslimiinta waa taxane Jihaad iyo gaalo la dirir ah, guulihii islaamku gaareena mar walba waxa soo heyn jirey jihaadka, hoos u dhaca muslimiinta iyo duliguna waxa uu ku bilaabmi jirey markasta oo ay jihaadka ka tagaan. Rasuulkuna waxa uu yiri (SCW). "Haddii aad Ribo wax ku kala gadataan, lo'dana aad seynta Qabsataan, oo beer falasho u dhaqaaqdaan, Jihaadkana ka fariisataan ilaahey waxa uu idin saarayaa Dulli aanu idinka qaadeyn, illaa aad diintiisa u laabataan". MACNAHA JIHAADKA: Ereyga Jihaad: luuqadda carabigawaxa uu ku yahay "wixii awood ah oo hagar la'aan loo bixiyo,af iyo adinba" Sharci ahaana culimadu waxay ku qeexaan in uu yahay : " Awoodaada oo dhan af iyo adinba oo si hagar la'aan ah loogu bixiyo leynta gaalada, garaacidda, dhicidda xoolahooda, duminta macaabidooda, burburinta asnaamtooda, taasoo loola jeedo in diinta lagu xoojiyo la dagaalanka gaalada iyo murtadiinta ( Murtadiintu waa kuwa islaanimo u hereysey ama hadda sheegta lana yimid qowl ama ficil ama caqiido diinta lagaga baxayo ) 闾阙 轻靡逖 蓓 匝� 轻汜兽� 轻萌脱 . JIHAADKU WAA FARDULCAYN: Jihaadku xaaladda aynu maanta ku jirno culimada islaamku waxay ku kulansanyihiin inuu yahay waajibqof walba saaran sida salaadda, ( 菅� 轻陧� ) Culimada islaamku waxey sheegeen in jihaadku afar Xaalba fardulceyn noqdo: 1-Hadii labada col is hor fadhiyaan ciddii goobtaa joogta waa ku waajib, mana ka tagi karaan jihaadkaa. 2- Haddii imaamka muslimiintu siguud amar ugu bixiyo in duulaanloo baxo, 3- Hadii gaaladu dhul muslim ay qabsadaan, waxa sidoo kale taa la mida haddii gaalo raac ridoobey muslimiinta talada u qabto iyo xukunka. 4- haddii qof muslim ah gaaladu qafaalato. Walaalayaal waxaad dareemi kartaan in wakhtiga aynu joognodhammaan xaaladahaasi si adag u jiraan, dhulkii islaamka waa la qabsadayoo gaalo ayaa haysata, mid iyaga raacay oo ridoobayna xukunka ayay u dhiibteen. diintiisana duunyo dhaafsadey, sidoo kale jeelasha waxaa buuxiyey culimadii iyo mujaahidiintii muslimiinta, dacalada aduunyada waxa isku hor fadhiya ciidamii ibliis iyo ciidamadii alle, Ilaahey waxa uu yiri : " Gaalada laaya meel kasta oo aadku aragtaan �. " ( 萸奘徭� 轻阍堰礓 晚� 嫣鲜沔邈 嫖墟邈 媲驼焰邈 媲挹湘� 徨� 哚 阊障 ) Rasuulkuna waxa uu yiri (WCW) " Waxa la I farey in aan gaalada ladiriro illaa ay ka ashahaadanayaan, salaadana ka oogayaan, sakadana ka dhiibayaan � " Doqonbaa wadiiqada ka dhici wayne loo maro e Wabas wabasta iyo saabtu waa waro cadaabeede Hadaad gaalo naga waabisaan wadhi ma joogteene. Warmihiina inaad daadisaan wawga kuma taale. Waa inaan munaafaqa sidii Maxamed ka yeelaaye Waa inaan Muquunshaa kufrigu meel uu joogaba e. GABEYGII SH BASHIIR

wabillahi towfiq