Jijeele

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
  • Jijeele Waa qabiil ka mid ah Qabaa'ilada Soomaaliyeed, Waxay ka baxaan Hawiye waxayse ka siiyahiin Gugundhabe Hawiye. beeshu wax eey dagtaa Gobalada kala ah Hiiraan ,Mogdisho,Bakool,Bay,Shabelada hoose,shabelada dhexe, iyo Jubda hoose .waa beel kamid ah beelaha ugu xuduudka dheer soomaaliya taarikh dheerna ku leh Somalia Aqoonyahano iyo Siyaasiyiin Badanna ka dhasheen.Jijeele waxaana lagu tiriyaa beelaha ugu gabdhaha qurqurxoon ee Soomalida hadana. Jijeele wxaa kaloo lagutiriyaa iney leeyahiin geela ugu badan ee Soomaaliy.Jijeele dulalka ey degaan waxa uu caan ku yahay wabi dhulbeereed dhul buura ley ah iyo kun keen ah kuna wanaagsan daaqa xoolaha. Jijeele dhulalka uu dego waxa uu leeyahay qeyraad dabiici ah iyo kuba aan dabiici eheyn intaba. Beeshu waxa kalo oo eey dagtaa qeebo badan oo kamid ah dhulka Somalida Ethiopia iyo kenya. Beesha Jijeele waxa eey ka koobantahay lafahan
  • Rer faqay
  • Shalashame
  • Yaaquub
  • Reer Wabar
  • Maxamed Jijeele
  • Guudway
  • Cabdi iidsuge
  • Habar wadaag
  • Dumaal
  • Dharooye
  • faranjecle
  • Kulmiye
  • Ciise
  • idiriis
  • Baroow
  • waasuge
  • maxamed lobogey

Deegaanada ugu caansan oo eey beeshu dagtaa waxaa ka mid ah

  • Baladweyne magaal madaxda gobalka hiiraan
  • dagmada farlibaax Hiraan
  • dagmada badikeen Hiraan
  • Abesaale -Hiraan
  • dagmada ceel cadde Hiiraan
  • Buq-Goorsaar Hiraan
  • Caagsibiri Hiraan
  • Ceel idaad Hiraan
  • Deefow Hiraan
  • Qajaaqur Hiraan
  • Maroodile - Hiraan
  • Xaaji Nuur Hiran
  • Doonkudle Hiraan
  • Doon-Maleeyka Hiraan.
  • Quracley Hiraan
  • baardhuyac Hiraan
  • Haarcadey Hiraan
  • dagmada quracjome Bakool
  • dagmada ceel qoran Bakool
  • dagmada ceel barde Bakool
  • Waajid- Bakool
  • Buur-hakaba - Baay
  • Deeynuunay - Baay
  • Qansax-Dheere Baay
  • Sabad xume ismamulka somalida ethiopia
  • Bur-Abaar- EThiopia
  • Shuuba - Ethiopia.
  • Xaar-qoona - Eithiopia
  • Duduma-Qaris - Eithiopia
  • Basro shabelada dhexe
  • Yembis -Shabeelaha Hoose
  • Baladul amiin Sh/ Hoose
  • Mubaarak Shabeellaha hoose
  • Diinsoor Bay
  • Buurhakaba Bay
  • Ufurow Bay
  • Feerfeer Hiraan
  • Mustaxiil ISI
  • Qalaafe ISI
  • Quracle wabar Hiraan
  • Mandeera kenya
  • Habasweeyn Kenya