Jimcaale seeni
Appearance
Jimcaale seeni waa qabiil katirsan beesha hawiye hawiyana mudulood waxa uuka sii yahay sida tan:
abgaal
wacbuudhan
daauud
yusuf
sagaab
eeybakar
seeni
jimcaale seeni
waxa uu ukala baxaa maxamuud culusoow iyo mahadale, waxa uuna degaa
gobolada banaadir shabeelaha dhexe iyo jubada hoose