Juurile

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search


MAGAALADA JUURILE

magaaladu waxey dhacda in ta udhaxeeysa

Magaalada boosaaso iyo magaalada qardho

Magaalada juurile waxey leedahay khayraad farabadan aanaan halakan kusoo koobi karin waxaa kamida

1:Xoolaha nool

2:beeraha

iyo wexey kaleey leedahay ceelashiisi ay dhiseen talyaanigu oo ilaa hadda shaqeeya

Magaaladu wexey leedahay

Hoteelo jiif iyo cunno iyo si heersare ah loo habeeyay

Iyo wexey kaloo leedahay dukaano

Waxey ledahay goobo caafimad iyo kuwo hooyada dhalaanka ah

Magaaladu wexey kaloo ledahay goobo waxbarsho oo lagu barto maadi iyo diini

Prepared by :Cabdiwali xasan maxamad