Jump to content

Kala soocida cimilada Köppen

Ka Wikipedia

Kala-saaridda cimilada ee Köppen waa mid ka mid ah nidaamyada loogu isticmaalka badanyahay kala-saaridda cimilada. Waxaa soo saaray Wladimir Köppen, oo ahaa aqoonyahan Jarmal ah oo ku takhasusay cimilada, abbaara sanadkii 1900 (isaga oo dhowr wax ka beddel oo dambe ku sameeyay, gaar ahaan 1918 iyo 1936). Waxay ku fadhidaa fikradda ah in dhirtu tahay muujinta ugu fiican ee cimilada, sidaa darteed xuduudaha aagga cimilada waxaa loo xushay iyadoo lala socdo qaybsanaanta dhirta.

Khariidadda cimilada ee Köppen–Geiger oo la cusboonaysiiyay[1]
  Af
  Am
  Aw/As
  BWh
  BWk
  BSh
  BSk
  Csa
  Csb
  Csc
  Cwa
  Cwb
  Cwc
  Cfa
  Cfb
  Cfc
  Dsa
  Dsb
  Dsc
  Dsd
  Dwa
  Dwb
  Dwc
  Dwd
  Dfa
  Dfb
  Dfc
  Dfd
  ET
  EF

Bogagga la xiriira

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Beck, Hylke E.; Zimmermann, Niklaus E.; McVicar, Tim R.; Vergopolan, Noemi; Berg, Alexis; Wood, Eric F. (30 October 2018). "Present and future Köppen-Geiger climate classification maps at 1-km resolution". Scientific Data (in Ingiriisi). 5: 180214. Bibcode:2018NatSD...580214B. doi:10.1038/sdata.2018.214. ISSN 2052-4463. PMC 6207062. PMID 30375988.
  2. 1 2 3 4 5 Harm J. De Blij; Peter O. Muller; Richard S. Williams Jr., Physical Geography: The Global Environment (New York: Oxford University Press, 2004), p. 71
  3. "Koppen climate classification - Description, Map, & Chart". Encyclopedia Britannica.

Template:Sci-stub