Kamiruun
Ka Wikipedia
Isuduwe: 3°52′N 11°31′E / 3.867°N 11.517°E
Kamiruun ama Jamhuuriyadda Kamiruun waa wadan ku yaalo Central Afrika. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Jad, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika, Ikweetiga Guinea, Gabon iyo Jamhuuriyadda Kongo.
|
||||||||||||||||||||